Ciidanka Kenya oo burburiyey xarun isgaarsiineed oo ay leedahay shirkadda Hormuud

Iyada oo ay weli sii socoto burburinta ay Ciidanka Kenya ku hayaan xarumaha Shirkadaha Isgaarsiinta Soomaaliya ee Gobollada Jubbooyinka & Gedo ayaa Ciidanka Kenya shalay Jimco, August 23, 2019 burburiyeen xaruntii ay Shirkadda Hormuud ku leheed tuulada Cows-qurun oo hoos tagta Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Ciidanka Kenya ayaa gubista xaruntaan waxa ay u adeegsadeen Qaraxyo ay … Continue reading Ciidanka Kenya oo burburiyey xarun isgaarsiineed oo ay leedahay shirkadda Hormuud